Home Wararka Maanta Sweden Maxkamada Sare ee Degmada Vellinge oo go.an kasoo saartay Dadka tuugsada.

Sweden Maxkamada Sare ee Degmada Vellinge oo go.an kasoo saartay Dadka tuugsada.

0

Maamulka Degmada Vellinge ayaa loo ogolaaday go.an horay uga diideen maxkamada hoose ee Degmada.

Go.anka ayaa ku aadanaa in dadka dawarsada ama tuugsada laga mamnuuco meelo badan oo Degmada ah.

Maxkamada ugu sareesa Degmada oo ah halka ugu danbeesa ee xukunka rida ayaa diiday go.anada maxkamada hoose iyadoo degmada u ogolaatay in dadka tuusada laga mamnuuco Degmada.

Gudoomiyaha Degmada Vellinge Carina Wutzler ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsantahay go.ankan oo ah mid laga xiiseenayo dalka oo dhan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here