Home Wararka Maanta Waxaa lagu Ganaaxay 1 Milyan kadib markii lagu helay in uu iibiyo...

Waxaa lagu Ganaaxay 1 Milyan kadib markii lagu helay in uu iibiyo Kanaalo iyo Rasiifaro Sharci Daro ah

0

Maxkamad ku taala Småland oo ka tirsan Sweden ayaa maanta xukuntay nin Sida la sheegay iibin jiray Rasiifaro ay ku jiraan Kanaalo kuwaasi oo sharci daro ah isagoo durba iibiyay 1.6 Rasiifaro.

Xukunka ninkan ayaa laga dhigay in uu buxiyo lacag dhan 1 milyan oo lacagta Swedhish-ka iyo xukun xabsi ah.

Maxkamada horteeda ayuu ka sheegay in uusan isaga laheen Rasiifarada lakin waxa uu diiday in uu sheego magaca qofka markaasi iska leh ama ka danbeeyay.

Waskiil kamid ah Afar Shirkadood ee Telefashinada Sweden oo isaga laftiisa iibsday Kanalada ayaa goobta ka sheegay sida ay ku dhacday arintan loona yaqaameeyay.

Sweden waxaa ka mamnuuc in aad keento Qalab soo gudbinaya Kanalo kuwaasi oo sharci daro ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here