Saturday, May 4, 2024

Turkiga oo ku Dhawaaqay Shan Sharuud si Sweden loogu ogolaado ku biirista NATO

0
Turkiga ayaa ku dhawaaqay liiska dalabaadka Sweden si uu u ansixiyo xubinimada Ururka NATO ee Waqooyiga Atlantic. Iyadoo wali ay socdaan wada xaajoodyada labada dal. Dowladda Turkiga ayaa...

Waa Injineer Jaamacad kasoo baxay oo Sweden kaga Shaqeeya Xirfada Cunta Geynta: SVT

0
TV-ga Sweden ayaa daabacay warbixino ku saabsan shaqo la'aanta ama dhibaatooyinka adag ee ka jira suuqa shaqada ee Iswiidhan gaar ahaan soo galootiga. Mid ka mid ah warbixinadiisa,...

Xaafada Nacka: Maxakamada oo amartay in la Xiro Hooyo Dhashay Gabar 14 sano jir...

0
Maxkamad ku taal dalka Sweden ayaa go’aan ku gaadhay in la xidho hooyada dhashay gabadh meydkeeda laga helay guri dabaq ah oo ku yaala...

Dowlada Sweden oo sheegtay in Qofka uu dhalo Tirada Caruurta uu Masruufi karo

0
Qofku waa inuusan dhalin carruur ka badan inta uu Masruufi karo," ayay tiri wasiirka sinnaanta shaqada iyo jinsiga Eva Nordmark. Nordmark ayaa shir jaraa'id la...

Qof ku dhintay toogasho ka dhacday Magaalada Eskilstuna

0
Nin 25 jir ah ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday magaalada Eskilstuna. Booliska ayaa ku guuleystay inay soo qabtaan afar tuhmane. Toogashada ayaa ka dhacday meel ku dhow...

Sweden oo bilaabeysa Sharci Cusub oo Socdaalka ah Bilowga Bisha Cusub

0
Sweden waxa ay dhaqan galin doontaa, laga bilaabo bilawga bisha soo socota, xeerar cusub oo ku saabsan socdaalka shaqada, iyada oo ujeedadu tahay in...

Gabar dhalinyaro ah oo meyd ah laga helay Caasimada Stockholm ee dalka Sweden

0
Saddex qof ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii gabadh yar mayd ah laga helay bannaanka magaalada Stockholm. Bilaysku waxay tuhunsan yihiin dilalka inay...

Magdalena Andersson oo ka hadashey Khadka Teleefanka oo kula hadashey Erdogan

0
Waxaa khadka taleefoonka ku wada hadlay Ra’iisul Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan , kaasoo cadeeyay mowqifka Turkiga ee ku...

Erdogan oo Sweden iyo Finland u sheegay Sharuudaha uu Dalkiisa Doonayo

0
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa madaxda dalalka Sweden, Finland iyo NATO kala hadlay shuruudaha Turkiga ku xiray dalalka Waqooyiga Yurub inay galaan NATO. Horaantii todobaadkan,...

Helitaanka Basaboorka Sweden oo Wax ka badal lagu Sameeyay Mudada lagu Helayo

0
Iyadoo booliska Sweden ay kordhiyeen waqtiga kama dambaysta ah ee codsiga baasaboorka si loo xalliyo dhibaatada waqtiyada dheer ee sugitaanka, dhibaatada farsamo ee soo...