Sunday, May 12, 2024

qof ku dhaawacmay qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Stockholm

0
Nin ayaa ku dhaawacmay waxa lagu tilmaamay qarax xooggan oo habeenimadii Khamiista ka dhacay Hässelby waqooyi-galbeed ee Stockholm. Booliisku ayaa aaminsan inuu Xariir la leeyahay...

Dhoor Toogashooyin oo ka dhacay Magaaloyinka Uppsala, Götenborg, Stockholm iyo Malmö.

0
dhoor toogasho ayaa ka dhacay dhamaadka isbuucan wadanka sweden kuwaasi oo dad badan lagu dhaawacay weerarkaasi. Uppsala Magaalada Uppsala waxaa ka dhacay toogasho loo geestay labo...

SVT oo soo bandhigay Hab cusub oo shaqooyin ku heleen Dadka ku cusub Wadanka

1
Tirakoob uu soo bandhigay Talafashinka SVT ayaa lagu soo bandhigay in Dadka wadanka yimid sanadkii 2015 ay shaqooyin ka heleen deegaanada Miiga ah marka...

Sweden oo Dalka dib ugu soo celisay Shaqaalaha ku sugnaa Safaarada Afganistan

0
ugu danbeyn waxaa dalka Sweden soo gaaray diyaarad siday shaqaalo ka tirsan Safaarada Sweden ku leedahay Dalka Afanistan. Shaqaalaha ayaa lagu soo qaaday diyaraad gaar...

Barlamaanka Sweden oo mudo Kordhin u Sameeyay Magdalena Andersson

0
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa mudo kordhin u sameeyay Andersson oo ku aadan Dhismaha Dowlada Cusub. Af hayeenka Andreas Norlén ayaa hogaamiyaha xisbiga Socialdemokraterna Magdalena Andersson...

Waalid Badan ayaa Caruurtooda ku dhihi karin Maya iyagoo ka baqaya Dowlada ”SVT”

0
Sweden waxaa Bilooyinkii ugu danbeeyay ka jirtay Cabsi ku aadan in Waalid badan oo asalkooda soo galooti ah laga qaatay Caruurtooda. iyadoo taasi ay jirto...

Dowlada Sweden oo ku Dhawaaqday Sharci Haweenka ka Difaacaya Raga dhibaateeya

0
 Dowladda iyo xisbiga deegaanka ayaa maanta ku dhawaaqay tillaabooyin Cusub oo ay ku tala jiraan in la dhaqan geliyo si loo yareeyo xad-gudubyada ragga...

Gabar 11 Sano jir ah oo Waalidkeeda laga reebay Xili ay Safar u socdeen

0
Warbaahinta Gudaha Sweden ayaa baahisay gabar 11 sano jir ah oo waalikeeda laga celiyay xili ay ku socdeen Dalka Turkiga waxaan go'anka uu yimid...

Göteborg oo qof lagu toogtay Caawa

0
Wararka laga helayo Agnesberg oo ku taalla dhanka waqooyi ee Caasimada Götenborg ayaa sheegay in halkaasi lagu toogtay qof. Falka ayaa dhacay abaaro 19:00 pm...

Doorashada Barlamaanka Sweden Imisa Musharax oo Somali ah ayaa u tartameysa..

0
Ugu yaraan seddex murashax oo Soomaali ah ayaa u tartamaya xildhibaannimada Baarlamaanka Sweden, doorashada dalkaas ka dhici doonta 9 Siteembar 2018. Laba ka mid ah...