Home Wararka Caalamka Labo Qof oo loo Xiray Qaraxyo ka dhacay Göteborg

Labo Qof oo loo Xiray Qaraxyo ka dhacay Göteborg

0
Foto Jessica Gow/TT

Labo Qof oo looga Shakisanyahay Labo Qarax oo ka dhacay Magaalada Göteborg ayaa lagu Xiray Halkaasi Sida uu Qiray Joornalka Göteborg Post oo kasoo baxa Magaaladaasi.

Sida uu Sheegayo Joornalka Labada Nin kamid ah ayaa looga Shakisanyahay inuu ka danbeeyo Labada Qarax halka Midka kale lagu Tuhmayo inuu ka Caawiyay Howlgalka.

Qaraxyada ayaa Salka ku haya Qilaaf u Dhaxeeya Kooxaha gangiska ee Halkaasi ka jira Sida ay dhankeeda sheegtay Xeer ilaaliyaha maxkamada Maria Thorell oo hore arintan uga hadashey.

Magaalada Göteborg iyo Deegaanada kale ee wadanka Sweden waxaa ka dhaca Qaraxyo ay geestaan Kooxaha Gangiska kuwaasi oo hada iskala soo tagay Dilalka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here