Home Wararka Caalamka Stockholm: 4 Qof oo lagu Xiray Magaalada Tyresö Kuwasi oo Qorsheenayay Falal...

Stockholm: 4 Qof oo lagu Xiray Magaalada Tyresö Kuwasi oo Qorsheenayay Falal Argagixiso

0

Hay’ada Nabad Sugida Wadanka Sweden ayaa Afar Qof ku Xirtay Magaalada Tyresö kuwaasi oo loo heesto Falal Argagixiso Sida ay sheegtay Säpo.

Labo kamid Afarta Qof ayaa loo heesta Qorsheenta Weeraro Argagixiso oo ka dhaca Dalka Sweden taasi oo keentay in la Xiro iyadoo labada kale lagu eedeeyay inay Hubks u fududeenayeen.

War lagu baahiyay Warbaahinta ayaa lagu sheegay in Ragaan ay Sawiro lagu buub-buuninayo Kooxda IS ee Dalka Somaliya ku baahiyeen Qeybta Facebook inkastoo la tir-tiray markii danbe.

Ugu danbeyn Afartan Qof ayaa lagu hayaa Xabsiga waxana Socda Baaritaan xili dhankooda ay iska Fogeeyeen eedeymaha.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here