Home Wararka Caalamka Dab Weyn oo ka kacay Magaalada Norrköping

Dab Weyn oo ka kacay Magaalada Norrköping

0

Dab weyn ayaa xalay ka kacay dhismo warshadeed oo Norrköping ku taalla sida uu qoray wargayska Aftonbladet. Waxaana dumay qeybo kamid ah dhismaha

Sida laga soo xigtay adeegga badbaadada, si buuxda looma hubo in ay dad ku sugnayen dhismaha markii uu dabku kacay.

Wargeysyada Norrköping ayaa qoray in goobtaas ay ku jiraan baakado gaas ah, sidaas darteedna ay jirto khatar qaraxyo ah, taas oo ka dhigaysa mid aan u suurtagelin in ay gudaha u galaan adeegga gurmadka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here