Sharciga Cusub ee la Ansixinayo Khamiista iyo Saameen Xoogan uu leeyahay
Ciidanka ammaanka ayaa dhowaan la fileyaa in loo ogolaado iney akhbaarta ka furan karaan mabaaylada iyadoo loo isticmaaleyo nidaamka fayruska teknikada. Hase yeeshee iminka...
Magaalada Linköping Wiil dhalinyaro ah oo toogasho lagu dilay
Nin dhalinyaro ah oo 20 jir ah ayaa lagu dilay magaalada Linköping Waxana dilka uu ka dhacday Nawaaxiga Skäggetorp Sabtidii la soo dhaafay.
Tani maahan...
Qaarada Yurub oo Qofkii ugu horeeyay u geeriyooday Cudurka Coronavirus
Qofkii ugu horeeyey ayaa dalka Faransiiska ugu geeriyooday caabuqa Coronavirus kaasoo sidoo kale noqday qofkii ugu horreeyay oo cudurkan ugu geeriyooda meel ka baxsan...
Xisbiga Moderatke oo soo bandhigay Sharciyo looga hortagi karo Dambiyada Caruurta geestaan
Xisbiga Moderaterna ayaa ku dhawaaqay inuu dooneyo in la hirgeliyo ruumaan (xabsi) gaar ah ee dhallaanka.
Fikirkan ayaa qayb ka ah qorshe is wata oo...
Skatteverket:- Baaritaan lagu sameenayo Shirkadaha Sweden ee ka shaqeeya dhanka Nadaafada
Hay'dda canshuuraha ayaa sannad kasta fulisa dhowr kontorool oo qaasa ah. Iyadoona sannadkan goobha xoogga la saari doono sidii baaris loogu sameeyn lahaa ey...
Booliska Norway oo sheegay in Haween isku dhex dagaaleen Masaajidka Towfiiq
Booliska Dalka ayaa warbaahinta u Xaqiijiyay Dagaal dhexmaray labo haween oo ku dhex sugnaa Masaajidka Towfiiq ee Caasimada Oslo kuwaasi oo mid kamid ah...
Dowlada Dadka heesta diidmada Waa in la siiyo ogolaansho Shaqo si Dalka u joogaan...
Dowlada Sweden ayaa wada Sharciyo cusub kuwaasi oo xisbiyada ku jira dowlada ay ku raacaan goor hore inkastoo ay kasoo horjeedaan xisbiyada kale.
Hindisayaasha Cusub...
Hindise Afar Sano oo Xabsi Ah Waalidka Caruurtiisa u kaxeeya Dibada si uu ugu...
Dalka Sweden waxaa ka mamnuuc ah guurka caruurta lakin dad badan ayaa caruurta u kaxeeya Dalka dibadiisa si ay ugu soo guuriyaan.
Dowlada ayaa hada...
Qof lagu toogtay Degmada Sollentuna ee Caasimada Stockholm
Wararka laga helayo Degmada Sollentuna ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay qof dhalinyaro ah falka oo ka dhacay goob laga raaco basaska.
Qofka la toogtay...
Warbixin Waa Imisa Tirada Qaxootiga ka tagay Dalka Sweden ee heestay diidmada
Masuuliyad cad oo dheeri ah ayaa loo baahan yahay sidii wax looga qaban lahaa xeerka tarxiilidda dalka Sweden sida lagu sheegay warbixin uu soo...















