Home Wararka Maanta Dowlada oo Shir Jaraa’id kaga hadashey Sharciyada aan la raacin

Dowlada oo Shir Jaraa’id kaga hadashey Sharciyada aan la raacin

0

Wasiirka arrimaha gudaha Mikael Damberg (S) ayaa ka hadkay Xaalada Coronavirus iy Fasaxyada Ciida ee la galayo isagoo sheegay in wali aan la raaciN Sharciyada la dajiyay waxana uu yiri.

” Ciida Easter ma noqon doono sidii aan fileynay”. Wuxuu ku celceliyay talooyinkii hore wuxuuna sheegay in ay jiraan xeerar la raaco – isla markana aysan jirin talooyin la raacayo.

– Malahan meel lagu safro, ma jirto meel ay ku kulmaan dad badan, laakiin waa in guriga la joogo lana yareeyo xiriirrada bulshada. Isbeddel ayaa keeni kara yareynta faafitaanka cudurka iyo in la badbaadiyo nolosha.

Mawduuca kulanka maaraynta dhibaatada ee shirkii saddexaad ayaa ahaa u diyaar garowga xaaladda inay ka sii darto.

Ugu danbeyn Xaalada Sweden ee Cudurka Coronavirus  ayaa ah mid adag waxaana Dowlada isku dayaysaa in ay maareyso iyadoo aan la xirin goobaha muhiimka ah ee Dalka

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here