Home Wararka Maanta Sweden oo baaritaan ku sameneysa Talefanada Daweynaha Coronavirus dartii

Sweden oo baaritaan ku sameneysa Talefanada Daweynaha Coronavirus dartii

0
Foto: Janerik Henriksson / TT

Dowlada Sweden ayaa la tacaaleysa Xaalada Coronavirus ee ka jirta Wadanka waxaana ay soo bandhigtay Talaabooyin kala duwan madama 700 boqol ay mareyso dhimashada Corona ee wadanka.

Dowlada ayaa bilaabeysa Baaritaan ay iska kaashanayaan Shirkada Telia iyo Hay’ada Caafimaadka bulshada baaritaankaasi oo lagu sameenayo Taleefanada ay isticmaalaan dadweynaha

Labada Dhinac ayaa baritaankooda ku soo bandhigidoona baritaankaasi oo lagu ogaanayo sida Qofka uu u fidin karo Xanuunka Marka uu socdaalayo iyadoo taasi laga ogaanayo Taleefanka gaar ahaan qofka qaba Xanuunka Coronavirus.

Natiijadasi ay soo bandhigaan labada dhinac kadib Dowlada ayaa dadweynaha siineysa Tilaabo lagu yareen karo Xanuunka Coronavirus ee wali sii fidiya.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here