Muwaadiniinta Sweden u dhashay oo laga soo daadgureeyay Dalka Shiinaha
Feyruska coronavirus ee sida degdeg ah u sii fidaya ayaa la xaqiijyay in illaa iminka laga helay dad kor u dhaafaya ilaa 17000 ruux...
Migrationsverket-ka oo soo saaray Tirada Qaxootiga laga joojinayo Lacagaha isla markana laga saarayo Guryahooda.
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa soo saartay xukunka Maxkamada laanta Socdaalka oo dhigaya in 400 boqol oo Qof laga saaro guryaha ay daganyihiin isla...
Sweden oo laga helay Cudurka Korona Fayris ee dhawaan ka dilaacay Dalka Shiinaha
Kiiskii ugu horreeyay ee fayruska corona ee ka dillaacay dalka Shiinaha ayaa dhowaantan galabnimada jimcada maanta lagu dhawaaqay in laga heley gobolka Jönköping oo...
Degmooyinka Sweden oo Badalaya Sharciga Deganaansha Qaxootiga ee Dowlada soo kordhisay dhawaan
Qaar ka mid ah degmooyinka dalka ayaa qorsheeynayaa in ay soo dejiyaan qeynuun ah in qaxootiga u guura goobaha qaar ama Xaafadaha qaarkood ey...
Barlamaanka Sweden oo dhaqan galiyay Sharci Cusub oo Bilaabanaya 1 Bisha March
Baarlamaanku Sweden ayaa ogolaaday
sharci cusub oo ku saabsan argagixisada.
Kaasi oo bilaabanaya1-da Maarso, sharciga ayaana dhaqan galaya waqtigaasi.
Horay ayaa loo haystay sharcigan oo kale oo...
Qof Lagu toogtay Magaalada Västerås goor dhow Booliska oo ka hadlay
Qof ayaa lagu toogtay Magaalada Västerås goor dhow oo Caawa ah Booliska ayaa hada ku sugan goobta uu Falka toogashada ka dhacay iyagoo ka...
Dowlada Sweden oo ka hadashey Qaraxyada ku soo badanaya Magaalooyinka Dalka
Habbeenimadii talaadadu soo galeeysay ayey xaafado ku yaala magaalada Stockholm ka dhaceen qaraxyo, sidaasi si la mid ah ayaa maalin ka dib, waxaa daar...
Qaraxyo Xalay ka Dhacay Xaafadaha Husby iyo Kista oo Qof ku dhaawacmay
Qof ayaa loo qadey cusbitalka, kadib dhaawacyo ka soo gaarey laba qarax oo xalay habeennimadii salaasadu soo galeeysay ka dhacaey xaafadaha Husby iyo Kista...
Dowlada Sweden oo Miisaaniyad dheeraad ah ku dartay Daryeelka iyo Nabadgalyada Wadanka
Dowladda iyo xisbiyada Center-ka iyo Liberal-ka ee Sweden ayaa shir jaraa’id oo ay maanta wada jir u qabteen ku sheegey in ay sannadkan 2020-ka,...
Migrationsverket-ka Sweden oo ka hadlay Qaadashada Dhalashada Wadanka iyo Sababaha keenay Daahitaankiisa
Wakaaladda socdaalka ayaa gacanta ku heeysa tiro kor u dhaafeeysa 100 kun oo la xiriirta dalabaadka qaadashada muwaadinnimada Sweden.
Halka shantii sannadood ee ugu dambeeyey...















