Saturday, July 25, 2026

Xisbiga V oo sheegay in uu diyaar u yahay Kulanka Xisbiyada M iyo KD

0
Xisbiga Vänsterpartiet ayaa sheegay inuu jawaab degdeg ah ka filayo dawladda uu hoggaamiyo Stefan Löfven in lacag dheeri loo qoondeeyo maamullada degmooyinka iyo gobollada...

Dadka Swidhishka oo Qaxootiga kaga badan Is dilka sida Daraasad lagu soo bandhigay

0
Qaxootiga yimid wadanka Iswiidhan ayaa la sheegay in celcelis ahaan ay ka halis yar yihiin in ay is dilaan oo ay qudha iska jaraan,...

Booliska Sweden oo soo saaray Tirada Dadka lagu dilay Toogashada Sanadkii hore

2
Tirakoobka booliiska Sweden ayaa lagu soo badhigay tirada Dadka lagu dilay toogashada sanadka 2019 waxaana soo uruuriyay waaxda howlgalka qaranka, NOA. hubka ayaa la adeegsaday...

Sweden oo digniin kasoo saartay Safarada iyo Xaalada Dalka Ciraaq ka taagan

0
Wareeysi ay wasiiradda arrimmaha dibadda Sweden siisay laanta idaacadda ee Studio Ett makhribnimadii shalay ayay ku sheegtay in wasaaraddeedu uga digeeyso muwaadiniinta iswiidhishku iney...

Qof lagu toogtay Xaafada Rinkeby oo 7 Qof loo xiray Dilka loo geestay

1
Shakhsigii toddobaad ayaa gacanta lagu dhigay xaafadda Rinkeby nin lagu tuhunsan yahay inuu gacan ku lahaa dil ka dhacay xaafaddaasi habeenkii uu sannadka cusubi...

Akhriso Sharciyada Cusub ee ka hirgalaya Sweden Sanadka Cusub ee 2020 iyo kuwa wax...

1
Bilowga Sanad walbo oo cusub waxaa soo kordha Sharciyo cusub iyadoo kuwii hore qaarkood lagu sameeyo isbadalo Warbaahinta somaliska ayaa idin soo bandhigeysa sharciyada...

Ururka IOGT-NTO oo Ciyaaro isdhex-gal u qabtay dhalinyarada Jordbro

0
Xaafada Jordbro oo ka tirsan Kamuunka Hanning ayaa lagu qabtay kulan ciyaareed is dhexgal ah kaasi oo lagu dhiirogaliynayay dhalinyarada ku nool Xaafada Jordbro. Ciyaaraha...

War Hada Ah Tareenada mara Dhulka Hoostiisa oo loo joojiyay Bam looga Shakiyay Awgeed

0
Khadka buluugga ah ee tareenka mara dhulka hoostiisa ee Solna ayaa la joojiyey ka dib go'aan ay bilaysku ka gaadheen sida laga soo xigtay...

Migrationsverketka oo soo saaray Tirada Dadka dib loo qiimeendoono Da’dooda dhalashada

0
Wakaaladda baarista dunuubta Rättsmedicinalverket oo bil dabadeed u gudbin doonta wakaaladda socdaalka caddeeyntii ugu horreeysay ee da’da. -Caddeeynta da’da ayaa muhiimad ku leh howlaha la...

Shaqo si aad u hesho Waa in aad Gacanta ku Salaanto Dadka kale

0
Madooneysaa in aad shaqo ka hesho Kamuunka Trelleborg ee Dalkan Sweden waxaa qasab kugu ah in aad gacantaada ku salaanto dadka kale ee ka...