Home Wararka Maanta Sweden oo sheegtay in uu Cudurka Coronavirus uu Xowli ku faafayo Xili...

Sweden oo sheegtay in uu Cudurka Coronavirus uu Xowli ku faafayo Xili lasoo saaray tirada dhimatay

0

Gudahaan 66 qof ayaa illaa iminka u dhintey cudurka Corona dalkan Iswiidhan. Islamarkaana waxaa la xaqiijiyay in ay tiro ah 2806 qaadeen.

Waa sida ay heeyada caafimaadka culshada Folkhälsomyndigheten shirkii maalinlaha dhowaan ku shaaciyeen.

Anders Tegnell ayaa ka hawlgala heeyada caafimaadka bulshada, arrimaha la xidhiidha feyruuskan na u qaabilsan.

-Iswiidhan waxaa ku soo kordhayaa tirada qof ee laga helo cudurkan waana ku sii fidaya bulshadda,ayuu sheegay.

Tegnell ayaa sidoo kale shirkaas ku caddeeyay in ay kordhayaan dadka da´da weyn ee laga helo Corona islamarkaas na u baahan dareeyl joogto ah. 178 qof. Taas oo xuleeys ku noqoqotay cisbitaalada dalka, khaasatan kuwa gobolka Stockholm.

-Maalmihii ugu dambeeyay waxeey u soo badanayaan si xoogan, waa sida u sheegay Anders Tegnell oo heeyada caafimaadka ka shaqeeya.

Somaliska Stockholm

Xigasho/radiosverige

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here