Saturday, July 25, 2026

Sweden 60 Qof oo uu ku dhacay Cudurka Coronavirus iyo tirada oo sii kordhisay

0
Tirada inta qof ee Iswiidhan la ildaran feyruuska magaciisu yahay Corona ayaa gaadhay illaa iyo 60 qof. Toddoba kiis oo hor leh oo qaba feyruska...

Mushaharka Shaqooyinka Sweden oo la dhimayo Sababo la xiriira Cudurka Coronavirus

0
Dowladda Sweden iyo xisbiyada jaalka la ah ayaa isku raacay dhaqan gelinta hannaan cusub, kaasoo dhigaya in sharikaadka gala xaalad dhaqaale cudurka corona dartii...

Mudo dheer ayay igu qaadatay Sugitaanka Sharciga Deganaanshaha ku meel gaarka ee iga dhacay

0
Mudo sadax sano ayaa kasoo wareegatay waqtiga uu ku ekaa sharciga deganaanshaha ku meel gaarka waxana dadka badankooda ka dhacay sharcigaasi iyagoo dib u...

Sweden oo raadineysa Dadkii la safray Nin laga helay Cudurka Coronavirus oo 30 sano...

0
Ilaa iminka 7 qofood ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhacay cudurka coronavirus guud ahaan Sweden. Yeelkeede, mid ka mid ah dadkaasi waa 30-jir kazoo...

Sawiro:- Turkiga oo Qaxootiga u Fasaxay Qaarada Yurub iyo Wadooyin Cusub oo loo furay

0
Kumanaan Muhaajiriin ah oo ku sugan dalka Turkey ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka xuduudda dalkaas uu la wadaago Greece iyo Bulgaria, ayaga oo ku...

Göteborg Dad laga helay cudurka Coronavirus iyo 40 Qof oo la sheegay in ay...

0
Waxaa is bedeshey shaqada Isbitaalka Sahlgrenska ee magaalada Göteborg kaddib markii halkaa la geeyay qof uu ku dhacay cudurka coronovirus, iyadoo la filayo kiisas...

Saameen Nuucee ah ayaa ka dhalatay Sharciga Kireenta Guryaha gacan labaadka ee dhawaan bilowday

0
Waloow sharci adag oo lasoo saaray 1-dii Oktoobar uu qabanayo dadka guryaha ku kireeya qaabka gacan labaadka ah, misna waxaa jira dad aan ku...

Hindise Cusub:- Dowlada halagu Wareejiyo Lacagta Ceerta ee Degmooyinka laga helo

0
Xisbiga Kristdemokraterna ayaa soo jeediyay in lacagaha billaha ah ee dadka aan shaqayni iminka degmooyinka ka qaataan ee cayrta loo yaqaanno loo bedelo heer...

Degmada Helsingborg ee Dalka Sweden oo laga Furay Guri Leeskugu geenayo Dhalinyarada iyo Waayeelka

0
Dowladda hoose ee degmada Helsingborg ee dalka Sweden ayaa billowday dedaallo lagu yareynayo dhibaatooyinka heysta dadka da'da ah, kuwaas oo inta badan keligood meel...

Lacagta Deemaha oo laga Cafinayo Dadka u guura kuna Noolaada Degmooyinka yar yar

0
Waa in qofka u guuro degmooyinka ay dadku ku yar yihiin si uu waxbarasho ugu qaato deeynta heeyada kaalmeeynta waxabarashada ee CSN laga daayo. Waa...