Home Wararka Maanta Dhageyso:- Donald Trump ” Sida Sweden hadan ula Macamilno Coronavirus Labo Malyan...

Dhageyso:- Donald Trump ” Sida Sweden hadan ula Macamilno Coronavirus Labo Malyan ayaa naga dhiman laheyd

0

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay Xaalada Caabuqa Corona ee dalkaasi lakin Shirkiisa Jaraa’id ayuu kaga hadlay Xaalada Sweden kadib su’al laga waydiiyay.

Waxa uu sheegay in Sweden uu ka jiro dhibato gooni u ah hadii ay raacaan sida ay ula dhaqmeen Coronavirus ay wadankiisa ka dhiman lahaayeen 2 milyan waa sida uu sheegay

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here