Thursday, March 28, 2024

Magaalada Skellefteå oo raadineysa Shaqaale kuwa aan wali soo Shaqeenin

1
Waxaa la filayaa in degmadda Skellefteå laga waayo ama ku yaraadaan shaqaale ka shaqeeya wershad kuwa beteriga sammeeya ah oo dhowaantan laga furayo degmadaasi. Haddaba...

Tirada Dadka loo diiday Sharciga Sweden iyo Nolosha ay ku heestaan Dalka gudahiisa

0
Wax qabadka ay helaan  dadka hela diidamada sharciga ee Sweden laguna celiyo dalalka ay ka yimaadeen, ayaa aad u yar sida uu sheegay mas’uul...

Dad loo xiray Kufsi ka dhacay Xaafada Hässelby Habeeninadii Xalay

0
Gabar da'yar ah kana hooseesa 18 sano jir ayaa xalay waxaa kufsi loogu geestay Xaafada Hässelby ee Galbeedka Caasimada Stockholm Kufsigaasi ayaa loo qabtay 3...

Xaafada Tensta oo lagu toogtay Wiil Somali ah

0
Xaafada Tensta ayaa Saaka lagu toogtay wiil somali ah kaasi oo dadiisa lagu sheegay 25 sano jir. Toogashada ayaa dhacday Aroorta hore waxana Digniinta ugu...

Migrationsverket Maxaa keenay Sugitaanka Waqtiga dheer ee helista dhalashada muwaadimo

0
Xili dad badan ay dalbadeen dhalashada dalka Sweden ayaa war kasoo baxay laanta socdaalka sweden looga hadlay sugitaanka waqtiga uu qofka ku helayo basaboorkaasi. Hay'ada...

Lacagta ceerta in laga jaro Qaxootiga aan baran Luuqada oo loo gudbiyay Barlamaanka Norway

0
Xili dowlada Norway ay soo saartay sharciyo badan oo la xiriira Dhanka Qaxootiga iska dhiibay Dalka ayaa markale Barlamaanka loo gudbiyay Sharciga dhigaya in...

Migrationsverket oo soo saartay tirada Dadka helay Sharciga Deganaansha Rasmiga

0
Hay'ada laanta Socdaalka Dalka Sweden ayaa soo saartay tirada Ajaanibta ku sugan Dalka kuwaasi oo la siiyay Degnaanshaha Rasmiga. Ku dhawaad 11,000 kun oo Qaxooti...

Sweden Xeer ilaaliye soo jeediyay in Lix bilood la xiro Fanaanka Asap Rocky

0
Sadaxda qof ay ku socoto dacwadda Asap Rocky ayaa diyaar u ah haddii danbiga lagu helo iney gutaan u adeega bulsho ama samhällstjänst waxa...

Sundsvall Dhul gariir laga dareemay banaanka hore ee Magaalada

0
Maalinimadii Arbacada ayaa dhul gariir laga dareemay banaanka hore ee magaalada Sundsvall oo wadanka Sweden sida warbaahinta gudaha soo tabiyeen. Dadka deegaanka ayaa dareemay dhul...

Eskilstuna Sharci Cusub Qofka Tuugsado oo bixinaya 250 kr si ogolaasho loogu siiyo Dawarsigiisa

0
iyadoo dadka tuugsado ama dawarsado ay ku nool yihiin Gobolada Dalka Sweden ayaa Magaalada Eskilstuna waxay soo saartay sharci cusub oo qabanaya dadkaasi tuugsado. Sharciga...