Home Wararka Maanta Sweden oo dib u looga furayo ciyaaraha Kubada Cagta & Rai’sal Wasaaraha...

Sweden oo dib u looga furayo ciyaaraha Kubada Cagta & Rai’sal Wasaaraha oo dhaliiyay

0

Stefan Löfven ayaa dhaliilay in la furo tartanada ciyaaraha kubadda cagta ee ka hooseya heerka kowaad, kuwaasi oo la shaaciyay in ay ka  bilaaban doonaan meelo kala duwan dalka.

Ra’isal wasaaraha oo la hadlay jariidadda Sportbladet ayaa sheegay xaalada hadda jirta aysan ahayn in ciyaar kubbad la isugu yimaado.

Löfven ayaa intaasi ku daray in falkaasi yahay mas’uuliyad daro, sida uu sheegay.

Hadalka Stefan ayaa ku soo aadaya iyadoo Dowlada lagu dhaliilayo xirnaan la’anta goobaha muhiimka ee bulshada iskugu timaado.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here