Home Wararka Maanta Halkee Mareysaa Tirada Dhimashada Coronavirus ee Sweden

Halkee Mareysaa Tirada Dhimashada Coronavirus ee Sweden

0

Sida Caadiga aheyd Hay’ada Caafimaadka Dadweynaha oo goor dhow qabtay Shir Jaraa’ida ayaa sheegay in 130 Qof ay ku soo korortay dhimaahada Taasi oo ka dhigeysa 1333 Qof tirada guud ee ku dhimatay Sweden.

La Taliyaha Gobolka ee Hay’ada Anch tegnell Ayaa Shirka Jaraa’id ku sheegay in Tirada guud ee Dadka uu ku dhacay Xanuunka ay Mareyso 12540 Qof kadib markii la diiwaan galiyay 613 Qof oo kiisas Cusub ah.

Waxa uu hadalkiisa ku daray in Xaalada Deg Dega ay u baahanyihii  996 Qof taasi ayaana ka dhigeyso in hoos u dhacay faafista Xanuunka uu ku Socday sida uu sheegay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here