Home Wararka Denmark Denmark oo joojisay Sharciga gacan isku salaamista ee dhalashada lagu qaato

Denmark oo joojisay Sharciga gacan isku salaamista ee dhalashada lagu qaato

0

Inkastoo uu yahay mid ku meel gaar ah hadana Dowlada Denmark gaar ahaan Xisbiyada Dalka ayaa isku raacay in guud ahaan la jiijiyo Sharciga dhigaya in Qofka uu gacantiisa ku salaamo Maayarka ama Duqa Magaalada aad ku nooshahay Xiliga aad qaadaneyai Dhalashada Wadanka.

Sanadka 2018 ayay Aheyd markii Dowlada soo saartay in Qofka uu si Qasab ah Gacanta u galiyo Maayarka Magaalada marka uu ka qeyb galayo Xaflada lagu gudoonsiinayo Basaboorka Weyn.

Go’anka Dowlada ayaa yimid kadib markii Xanuunka Coronavirus uu ka dilaacay wadanka taasi oo keentay in Sharcigan la sii wadi karin.

Somaliska Copenhegan

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here