Sunday, April 28, 2024

Xaafada Vällingby Gabar Dhalinyaro ah oo Toogasho lagu dilay Habeenimadii Xalay

0
Gabar ayaa toogasho lagu dilay xaafadda råcksta oo dhacda galbeedka magaalada Stockholm, iyadoona aan illaa iminka jirin cid loo qabtay falkaasi. Ciidanka ammaanka ayuu xalay...

Xaafada Rinkeby oo dab ka kacay Habeenkii Xalay

0
Ku dhowaad 100 qofood ayaa laga daad gureeyay guryohooda kaddib markii uu dab ka kacay xaafad la deggan yahay oo ka tirsan Rinkeby habeenkii...

Magaalada Malmö oo lagu toogtay Haweeney 30 sano jir ah

0
Haweenay 30 –jir ah oo dhowaantan umul ka baxday ayaa ku dhimatay kaddib markii lagu rasaaseeyey xaafadda Ribersborg ee magaalada Malmö saaka subaxnimadii. Waxay ahayd...

Xisbiga Moderaterna oo ku kala qeebsan Mamnuucida Xijaabka ee Iskuulada

0
Wargeeyska Dagens Nyheter ayaa maqaal ku sheegay inuu hoggaanka xisbiga Moderaterna (golaha sare ee xisbigu) doonayo in baaris lagu sameeyo mamnuucidda xijaabka ee dugsiyada hoose/dhexe. – Waxaa...

Shaqaalaha Goobaha Waayeelka lagu Xanaaneeyo oo ka Gadoodsan Mushaharka ay Qaataan

0
Boqolaal kalkaaliyayaasha loogu yeero undersköterskor ayaa maanta isugu yimid fagaaraha la yiraahdo Mynttorget ee Stockholm iyo qaar ka mida magaalooyinka dalka, iyaga oo gadoodsan...

in leesku furo internetka Gudahiisa oo Sweden lagu soo kordhinayo dhawaan

1
Dad badan oo ku nool Gudaha Dalka Sweden ayaa ah kuwa nolo ka dhaxeyso isla markana qaarkood ay ku kala tagaan nolosha marka uu...

Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet oo tiri ” Waxaan leeyahay Uur Gabar ah”

1
Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf ayaa xaqiijisay in ay leedahay Uur sida ay ku tilmaamtay Bogeeda Instagramka oo taageerayaal badan ku leedahay. Annie Lööf ayaa...

Migrationsverket Tirada Qaxootiga iska dhiibay Sweden Sanadkan kala barkiisa oo hoos u dhacday

0
Tan iyo Sanadkii 2013 Waxaa hoos u dhacday tirada Qaxootiga iska dhiibay Dalka Sweden sida ay muujineyso Tirakoob ay soo saartay Xafiiska tirakoobka laanta...

Dowlada Sweden oo Qorsheeneysa in Lacagta loo kordhiyo Tuulooyinka Baadiyaha Ah.

0
inkastoo Shaqooyinka iyo dhaqaalaha ugu badan ee Dalka Sweden laga helo Magaalooyinka waaweyn ee Dalka Sweden hadana Dowlada ayaa qorsheeneysa in tuulooyinka baadiyaha ah...

Awood dheeraad ah oo la siiyay Laanta Canshuuraha Sweden ee Skatteverket-ka

0
Laga bilaabo koowdii bishii luulyo ee 2019 ayaa wakaaladda canshuuraha Skatteverket awood dheeri ah loo siiyay suurtagalka ah inay ku tallaabsan karto howlo baaris...