Home Wararka Maanta Dukaanka MQ ee Sweden oo ku dhawaaqay in dhaqaalo xumo loo xirayo...

Dukaanka MQ ee Sweden oo ku dhawaaqay in dhaqaalo xumo loo xirayo kala bar oo lasoo raqiisiyay

0

tan iyo markii Dalka Sweden oo ku dhawaaqay xanuunka Carona waxaa dhaqaalo xumo uu soo wajahay wadamo badan dukaamo badan oo ku yaala wadanka qaarkood ayaana horay ugu dhawaaqay in ay xireen.

Dukaanka MQ oo kamid ah dukaamada ugu qaalisan Wadanka ayaa shaaciyay in dhaqaalo xumo uu soo wajahay ama shiid isla markana la xirayo dukaanka.

159 Xaruun uu lahaa dukaanka ayaa albaabada leeskugu dhufandoono dhawaan waxana taasi ay keentay in qiimaha alaabta dukaanka la dhimo boqolkiiba 50% sida ay sheegtay Ingvar Larsson oo la hadashey talafashinka SVt.

Qiimaha dukaanka uu dhimatay ayaa u dhiganta in sheyga uu gado 1000 laga dhigay hada 500 kr waxana dhici karta in Dukaamo kale oo waaweyn ay ku dhawaaqaan dhaqaalo xumo hadii xaalada disan ku socoto.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here