Home Wararka Maanta Sweden oo Waqti ku kordhisay Xayiraada saaran Safardaa Dibada ee Dalka lagu...

Sweden oo Waqti ku kordhisay Xayiraada saaran Safardaa Dibada ee Dalka lagu soo galayo

0

Dowladda Sweden ayaa shalay go’aan ku gaartay in la sii kordhiyo wakhtiga uu jirayo go’aanka lagu mamnuucay safaradda dibeda ee dalka soo gelayo, iyadoo lagu kordhiyay iminka 30 cisho.

Ra’iisal wasaare Stefan Löfven oo arrinkan  kaga hadlay shir jaraa’id ayaa sheegay in tallaabadaasi tahay mid aan caadi ahayn iyo inuu rajeynayo in mamnuucida safarada dibeddu  noqodaan wakhti kooban.

Shirka waxaa qeyb ka ahaa Wasiirada Arimaha bulshada Lena Hallengren waxaana lagu soo bandhigay arimo kale oo muhiim ah.

Wixii ku soo kordha lasoco

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here