Home Wararka Maanta Darawalo kaxeeya Basaska oo Cudurka Coronvirus ugu dhintay Caasimada Stockholm

Darawalo kaxeeya Basaska oo Cudurka Coronvirus ugu dhintay Caasimada Stockholm

0

Sida ay shaacisay Shirkada Keolis oo kamid ah shirkadaha waaweyn ee dhanka Basaska ayaa shaacisay in sadax kamid ah Shaqaalaheeda ay u dhinteen Xanuunka Coronavirus.

Karen Nilsson oo u hadlay shirkada ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in sadax kamid ah shaqaalahooda oo labo darawal tahay midna uu yahay shaqaalo caadi ah ay u dhinteen xanuunkaasi.

hadalka shirkada ayaa imaanaya iyadoo dad badan ay u dhinteen xanuunka kuwaasi oo ka shaqeenayay shirkadaha ugu waaweyn gudaha dalka Sweden.

Warark kale ee Muhiimka.

Wasaaradaha arimaha dibada ee Sweden ayaa shaacisay in Dalka lagu soo celiyay 300 boqol oo kamid ah Muwaadiniinta Sweden ee ku sugan Dalalka Moroko iyo Gambia.

Wasaarada ayaa intaasi ku dartay in ku dhawaad 4 600 qof ay ku suganyihiin daafaha Caalamka kuwaasi oo u baahan in dib loogu soo celiyo dalka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here