Home Wararka Maanta Stefan löfven ” isdiyaarinta Sweden kuma filneen Xakameenta Cudurka Coronavirus”

Stefan löfven ” isdiyaarinta Sweden kuma filneen Xakameenta Cudurka Coronavirus”

0

Raisa wasaaraha Sweden stefan löfven oo la hadlay talafashinka Dowlada ee SVT ayaa ka hadlay xaalada dhoor ah oo ku jirto sida sweden iskugu diyaarisay ama diyaar ugu aheed la tacaalida xanuunkan.

Raisal wasaaraha ayaa sheegay in Sweden aysan heysan isku diyaarin ku filan sida loola tacaali lahaa xanuunka waxana uu carabka ku adkeeyay sida dalka ugu baahan yahay arimahan oo kale in go’an looga soo saaro.

” Dowlada Sweden waxay qaadatay istiraatijiyada amniga Qaranka sida sugida sahayda biyaha, korontada iyo daryeelka Caafimaadka ayuu yiri stefan löfven oo la hadlay talafashinka Qaranka.

Xisbiyada Dalka ayuu sheegay in ay masuuliyada ay dhinacooda ka qaadeen isagoo hadalkiisa ku daray in Xaalada hada taagan aysan ku ekaan karin isbuucyo ay sii soconeyso mudo bilooyin ah shacabka ayuuna ugu baaqay in aysan xaalada dhayilsan.

Somaliska Stockholm

Waxaa turjumay Somaliska.com

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here