Home Wararka Maanta Duulimaadka Ganacsi ee Sweden iyo Uk oo la joojiyay

Duulimaadka Ganacsi ee Sweden iyo Uk oo la joojiyay

0

Dhammaan duullimaadyada ganacsi ee u dhexeeya Sweden iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa la joojiyey Khamiista shalay, sida laga soo xigtay safaaradda Ingiriiska ee Stockholm.

Safaaradda ayaa ku casuuntay dadka reer Britain ee ku sugan Sweden ee raba inay ku laabtaan Boqortooyada Midowday ingariiska in ay u diyaarsadaan safarkooda sida ugu dhaqsaha badan uguna dhicin Xayiraada.

Ingariiska ayaa la tacaalaya Xaalada Caabuqa Corona isagoo noqday Dalka sadaxaad ee ugu dhimashada badan yurub marka laga soo tago Italy iyo Spain.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here