Monday, August 18, 2025

20 Sano jir kale oo lagu toogtay Bartamaha Caasimada Stockholm

0
Wiil dhalinyaro ah oo da'diisa lagu qiyaasay labaataneeyo ayaa lagu toogtay meel banaan ah oo ku taal Vasastan, bartamaha Stockholm, shalay fiidkii. Ciidamada Booliska ayaa...

Magdalena Andersson oo Dhaleeceesay Dowlada iyo Xisbiga SD

0
Hoggaamiyaha mucaaradka ahna madaxa xisbiga S, Magdalena Andersson, ayaa si kulul u dhaleeceysay ra’iisul wasaaraha in uusan si dhab ah uga soo horjeedin xisbiga...

Ulf kristersson oo Sheegay Labo Tilaabo oo lagu joojinayo Dambiyada Gangiska

0
Ra'iisul Wasaare Ulf  ayaa sheegay in burcadda toogashada aysan joojin doonin ilaa xabsiga la dhigo, ama la tarxiilo haddii aysan ahayn muwaadiniin Iswiidhish ah. "Waa...

”Waa Dhibaato aanan Waligeed lagu arkin Sweden” Raisal Wasaaraha Sweden oo si adag uga...

0
Raiisel wasaare Ulf Kristersson ayaa ku tilmaamay dambiyada gaangiska ee dhawaan gilgilay Iswiidhan inay ahaayeen "mid aad u xun". Si kastaba ha ahaatee, wuxuu rajeynayaa,...

20 Sano Jir lagu toogtay Degmada Sollentuna ee Caasimada Stockholm

0
Nin 20 jir ah ayaa dhintay kadib toogasho ka dhacday Helenelund oo ka tirsan Degmmada Sollentuna. Toogashada ayaa dhacday 5:30 galabnimo. Salaasadii shalay waxana falka...

Lacagta Kaalmada Waxbarashada ee CSN-ta oo la kordhiyay

0
Laga bilaabo sanadka soo socda, kaalmada waxbarashada waxaa la kordhin doonaa ilaa 1100 karoon bishii. kordhinta cusub ee lacagta kaalmada waxbarashada waxaa ku dhawaaqday CSN....

Toogasho Cusub oo saaka ka dhaday Magaalada Uppsala

0
Qof dhaawac halis ah qaba ayaa loo qaaday isbitaalka kadib markii lagu toogtay Uppsala. Toogashada ayaa la sheegay in lala damacsanaa nin ay qaraabo yihiin...

Guurka Qaraabada oo laga Mamnuucayo Dalka Sweden

0
Xisbiyada siyaasadeed ee ku jira heshiiska Tidö ayaa doonaya in ay ka hortagaan guurka ehelada, sida lagu sheegay maqaal dood ah oo lagu daabacay...

Tirada Ardayda aan ku soo laaban Iskuulada Götenborg oo lasoo bandhigay

0
Saddex usbuuc ka dib bilawga teeramka, 36 arday ayaa ka maqan Sjumilaskolan ee Göteborg. Sida uu sheegay maamuluhu, weli waa xilli hore in la...

Hoos u dhac ku yimid tirada Qaxootiga Dalka Sweden

0
2,800 oo qof ayaa lagu qiyaasaa inay u baahan yihiin waxa loogu yeero degenaansho loo qoondeeyey dalka Iswiidan sanadka soo socda waana tiradii uug...