Home Wararka Caalamka Qarax Xalay ka dhacay Magalaada Uppsala ee Dalka Sweden

Qarax Xalay ka dhacay Magalaada Uppsala ee Dalka Sweden

0
Foto Jessica Gow/TT

Wax yar ka hor saqdii dhexe ee xalay, ayaa qarax ka dhacay waqooyiga Uppsala ee Caasimada Stockholm.

-Qaraxa waxa uu ka dhacay bannaanka albaabka guri dabaq ah, sida uu sheegay afhayeenka bilayska Pelle Vamstad.

Waa xili hore in la sheego in qaraxa uu xiriir la leeyahay dambiyada ka socda wadanka sida ay booliisku sheegeen.

Booliska iyo kuwa gurmadka deg degga ah ayaa goobta tagay iyadoo aysan jirin qof ku dhaawacmay

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here