Home Wararka Caalamka Sharuudaha Sharciga Deganaashaha ee Shaqooyinka iyo Dadka uu Qabanayo

Sharuudaha Sharciga Deganaashaha ee Shaqooyinka iyo Dadka uu Qabanayo

0

Dhawaan Dowlada gaar ahaan laanta Socdaalka ayaa sharuud ku xirtay in qofka dalbanaya Sharciga Deganaanshaha lagu xiro sharuudo adag oo dhanka mushaharka ah taasi oo ah Sharuudo adag.

Sharuudaha lagu xiray Qofka shaqeesta isla markana dalbanaya Deganaanshaha ayaa ah in uu Mushaharkiisa ka badanyahay 27 360 kr halka markii hore uu ahaa 13,000 kr oo karoon oo kaliya.

Sharciga oo dhaqangalay bilowga bishii November ayaa durba noqday mid sameyn ku yeeshay dadka ku nool wadanka ee Shaqo ahaanta ku joogay iyo kuwa kale ee qorsheenayay inay qaab shaqo ku soo galaan wadanka.

Dadka uu Qabanayo iyo dadka uusan qabaneynin sharcigan

Qof walbo oo wadankan ku yimid qaab shaqo ama ku joogo shaqo ahaan ayuu qabanayaa sharcigan waxana looga gonleeyahay in fursadaha shaqada ay helaan dadka kale ee wadanka ku sugan.

Dadka uu sharcigan Quseen waxaa kamid ah Dadka Qaxooti ahaan loo soo qaaday dadka magangalyada helay kuwa warbashada ku jooga iyo dadka Qoys ahaan loo keenay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here