Home Wararka Caalamka Sharciyada Cusub ee ka dhaqan-galaya Sweden Sanadka 2024

Sharciyada Cusub ee ka dhaqan-galaya Sweden Sanadka 2024

0

Sida Caadiga ah Sanad walbo waxaa sweden ka bilowda Sharciyo Cusub kuwaasi oo dowloada ay kula heshiisay Xisbiyada kale ee Wadanka.

Bahda Somaliska ayaa halkan idinkugu soo gudbineysa Sharciyada ugu waaweyn kuwa dhaqangalaya Sanadka 2024.

Kordhinta Kaalmada Guryaha ee Qoysaska

kaalmada kirida guryaha ayaa la kordhiyay ilaa 2100 kr bishii sanadka cusub.

Deynta CSN oo la kordhiyay

lacagta kaalmada ee CSN qeybteeda deynta ayaa la kordhiyay waxayna noqondoontaa 18,500 krone ugu badnaa.

Kordhinta Lacagta Hawlgabka

Lacagta Hawlgabka ayaa lagu kordhiyay 1000 kr waxana la dhimay qeybta canshuurta 200 kr ilaa 100 kr.

Canshuurta Shidaalka iyo Naaftada oo la dhimayo.

Shidaalka waxaa la dhimay 1,64 kr litarkii halka naaftada la dhimay 43 kr.

Canshuur yar oo la jarayo Dadka Dakhligooda hooseeyo.

Hadii Mushaharkaaga uu yahay 25 000 krone, waxaa lagaa dhimayaa 113 hadii Mushaharkaga uu yahay  35 000 krone, waxaa lagaa dhimayaa 230 kr.

Sharciyada kale ee dheeriga ah

Qanshinka oo la kala soocayo si qasab ah waxana wakiil ka ah shiradaha guryaha.

Xanibaada Hantida qofka dhibaato ka geesta wadamo kale.

Adkeynta Sharciga Sarifka lagu maamulo ee Lacagaha Qalaad

Somaliska Stockholm

 

 

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here