Home Wararka Caalamka Khilaaf ka jira Kordhinta Qiimaha Guryaha Sweden

Khilaaf ka jira Kordhinta Qiimaha Guryaha Sweden

0

Khilaaf xoogan ayaa ka dhexjira shirkada leh guryaha la kireeyo ee Sweden iyo Ururka Kireestayaasha iyadoo khilaafka uu ku aadanyahay qiimaha lagu kordhinayo guryaha ee sanadkan cusub.

Ururka kireestayaasha Sweden ayaa ku doodaya in aanan loo baahneyn kordhinta qiimaha guryaha ee codadka ay ku dhawaaqeen shirkada.

Dooda ayaa gaartay in heshiis laga gaari waayo arintan waxana loo gudbiyay Maxkamada taasi oo hada magacowday qar-qaade loo igmaday inuu xal ku keeno mudo lix todobaad ah.

Barlamaanka Sweden ayaa dhawaan ansixiyay sharci cusub oo dhigaya in dhinacyada ay u hogaansamaan.

Sharciga cusub ayaa xaq u siinaya labada dhinac inay arintooda la tagaan maxkamada.

Somaliska stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here