Kiisaska Corona ee maanta laga diiwaangaliyay Dalka Sweden oo lasoo bandhigay
Hoos u dhaca dhimashada Corona ee Sweden ayaa wali halkeeda ka sii socota waxaan maanta la diiwaan galiyay dhimashada 6 Qof oo kaliya taasi...
Stefan löfven ” Dowlada Waxay ka shaqeneysa in Dadka ku laabtaan Shaqooyinkooda”
iyadoo xanuunka corona uu kasii dhamaanayo wadanka Sweden ayuu Raisal wasaaraha Wadanka ka hadlay Xaalada Dhaqaale ee ka dhalatay shaqo la'anta ku dhacday dad...
Sweden oo ogolaaneysa isku imaatinka Dadka iyo Daawashada Ciyaaraha
Sweden ayaa la filayaa in ay furto isku imaatinka dadka sida goobaha Xafladaha iyo Ciyaaraha kuwaasi oo saaran Xayiraad ka dhalatay Xanuunka Corona go'anka...
Raisul wasaaraha Sweden oo ka hadlay Qaraxa ka dhacay Caasimada Berut
Warbaahinta caalamka ayaa aad u tabineysa qaraxyadii xooganaa ee xalay ruxay magaalada Beyrut ee caasimada dalka Lubnaan, qaraxyadan ayaana dhaliyay khasaaro badan oo isugu...
Christina Höj Larsen ” Dad kooban ayaa helaya Dhalashada Dalka Sweden Qorshaha Cusub dartii...
Iyadoo ay socto soo jeedinta Sharci Cusub ama siyaasad Cusub oo dhanka Qaxootiga wadanka soo galaya iyo kuwa ku sugan ayaa loo badinayaa in...
Sweden oo laga diiwaangaliyay dhimashada 3 Qof ee Xanuunka Corona
sida ay maanta Shaacisay Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha ee Sweden ku dhawaad sadax qof ayaa laga diiwaangaliyay dhimashada Xanuunka Corona waana tiro aad u yar...
Sharciga ku meelgaarka Sweden ee Qaxootiga oo la joojinayo
soo jeedinta in isbadal lagu sameeyo Sharciga ku meel gaarka Sweden ee Qaxootiga ayaa loo diray gudiga Barlamaanka ee arimaha Qaxootiga iyadoo ay jirto...
Sweden oo laga diiwaangaliyay Dhimashada hal Qof Sadaxdii maalin ee ugu danbeesay
Sida ay ku warantay Hay'ada Caafimaadka dadweynaha waxaa la diiwaangaliyay dhimashada hal qof mudada Sadaxdii maalin ee ugu danbeesay laga soo bilaabo Jimcaha waana...
Stockholm Gabar 12 sano jir ah oo toogasho lagu dilay warbaahinta oo hadal heysa
gabar 12 sano jir ah ayaa lagu dilay Degmada Botkyrka kadib toogasho loo geestay xili ay ku sugneyd goob gawaarida looga shubto Shirdaalka oo...
Waa Imisa Tirada Dadka ku nool Dalka Sweden
Hay'ada tirakoobka Sweden ee SCB ayaa soo badhigtay tirada Dadka ku nool Dalka Sweden iyadoo kaa shaneysa Qeybta Skettverketka oo laga diiwaan galiyo Dadka...












