Home Wararka Maanta Booliska Malmö oo ka hortagay Banaan-bax lagu gubi lahaa Quranka Kariimka

Booliska Malmö oo ka hortagay Banaan-bax lagu gubi lahaa Quranka Kariimka

0

Booliska Caasimada Malmö ayaa ugu danbeyn go’an saday in ay ka hortagaan Banaan-bax la qorsheenayay in lagu gubo Quraabka kariimka kaasi oo ka dhici lahaa Banaanka hore Masaajid ku yaalla Xaafada Rosengård.

Booliska ayaa marka hore ogolaaday lakin kadib ayay diideen in uu dhaco Banaan-baxa oo ay soo qaban qaabiyeen kooxaha midigta fog oo ku caan baxay rabshadaha iyo islaam naceybka.

Siyaasiga Xagjirka ee ku caanbaxay islaam naceybka ayaa Halkaasi ka jeedin lahaa Khudbad ay qeyb ka tahay naceybka islaamka iyo gubista Quranka.

18 Urur oo Muslimiinta Malmo kamid ah ayaa Booliska u gudbiyau Dacwad ka dhan ah Rasmus uu ku doonayo gubista Quraanka Kariimka ah.

Photo/Facebook

Warbixin ay Booliska ku soo qoreen Website-kooda ayay ku shaaciyeen go’ankooda ku aadan sida loo ilaalinayo Xaquuqda uu leeyahay Qof walbo oo ku nool Sweden.

Somaliska Malmö

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here