Dhimashada Coronavirus ee Sweden oo kor u dhaaftay 7,000 kun oo Qof
Tirada dhimashada Corona ee Iswiidhan waxay kor u dhaaftay 7000. Tani ayaa timid kadib markii 35 qof oo cusub oo cudurka coronavirus loo diiwaan galiyay 24-kii...
Sweden: war laga soo saaray Cabsida laga qabo Talaalka Corona ee bilaabanaya
cabsi laga qabo talaalka la filayo in uu ka bilowdo dalka Sweden ayaa keentay in dad badan oo wadanka ku sugan in ay ka...
Dowlada Denmark oo sheegtay Xiliga ay bilaabeyso Talaalka Coronavirus
Wasiirka caafimaadka Magnus Heunicke ayaa bogiisa Twitter ku xaqiijinaya, in deenishka ugu horreeya ay heli karaan tallaalka loogu talagalay covid-19 horaanta bisha january.
sababta ayaa ah in laba shirkadood...
Booliska Sweden oo xiray Hooyo Wiilkeeda ku xirtay Guriga 28 Sano
Haweeney 70 jir ah oo ku nool magaalada Stockholm ayaa la xiray iyadoo looga shakisan yahay inay wiilkeeda xirtay 28 sano, ilaa yaraantiisii.
Markii gabar...
Booliska Sweden oo baaray arday dugsiga sare dhigata oo si ula kac ah u...
Booliska Sweden ayaa tuhunsan in koox ka mid ah ardayda dugsiga sare ee Östersund ay si ula kac ah isugu dayayaan inay cudurka qaadaan...
Xisbiga Centerpartiet oo kasoo horjeestay Sharciga Cusub ee Dhalinyarada Dugsiga Sare dhameysay
Xisbiga Centerpartiet ayaa sheegay inuu "maya" ugu codeyn doonaan wax ka bedelka sharciga Dugsiga sare ee la xiriira dhalinyarada aan la wehelin ee dhamaystay...
Sanadka 2020 oo Sweden laga diiwaangaliyay tiro badan oo toogashooyin ah
Sida ay muujineyso warbixinada ay soo saareen Booliska Dalka waxaa sanadkan 2020 uu noqday sanadka ugu toogashada badan wadanka iyadoo 43 qof lagu toogasho...
Dadka ku nool Luleå oo loo diray Warqado been abuur ah oo Corona ku...
Gobolka Norrbotten ayaa ka war helay warqad been abuur ah oo loo diray dadka ku nool Luleå.
Warqadda, oo lagu cadeeyay inay ka timid FHM,...
Caasimada London oo lagu xiray 60 Qof xili mudaaharaadyo ay socdaan
In ka badan 60 qof ayaa lagu xiray magaalada London iyagoo lala xiriirinayo dibadbaxyo looga soo horjeedo xayiraadaha Ingiriiska ee looga hortagayo corona.
Sida laga...
Dukaamada oo xiliga Black Friday ka hor qiimaha sii kordhiya
Dukaamada Wadanka Sweden qaarkood ayaa qiimaha alaabta ay iibiyaan ku sameeya dalacaad ka hor inta aan la gaarin maalinta jimcaha madow oo alaab badan...