Saturday, May 4, 2024

Ulf Kristersson oo maanta la kulmay Afayeenka Barlamaanka ”Waxaan dhiseynaa Dowlad Wax Mideysa”

0
Afhayeenka baarlamaanka Andreas Norlin ayaa saaka bilaabay la tashigiisa ku aaddan soo dhisida xukuumadda cusub isagoo la kulmay guddoomiyaha xisbiga M Ulf Kristerschon. Kristersson...

Nin lagu toogtay Xaafada Vällingby

0
Nin ayaa lagu toogtay Xaafada Vällingby arimo la xiriira isku day dhac sida warbaahinta ay shaacisay. ''Qofka dhibka uu gaaray Wuxuu dhaawac ka soo gaadhay...

Midowga Yurub oo doonaya in la yareeyo lacagta ku baxda Caawinta Qaxootiga..

0
madama wadanka ingariiska uu ka baxayo Midowga yurub waxaa socota qorsho midowga yurub ay ku yareenayaan lacagta ay ku bixiyaan qaxootiga u soo socda...

Galbeedka Sweden oo lagu gubay Gawaari iyo Dad loo xir xiray dabkaasi..

0
habeenka talaadada waxaa weerar loo adeegsaday dab lagu qaaday dhoor gawaari oo taalla goob lagu baakinto gawaarida halkaasi oo lagu gubay. Dhacdadaasi ayaa ka dhacday...

Sharciga Cusub ee shaqada Dalka Sweden oo laga heshiiyay Khilaafkiisa

0
buuqa badan ayaa ka dhashay sharciga cusub ee dowlada dooneysay kaasi oo lagu badbaadinayo qofka shaqeeya. Shirkadaha iyo ururada shaqaalaha waxay ka hadleen sida ay...

Doorashada Barlamaanka Finland oo dhacday iyo Rajada Qaxootiga ay leeyihiin

0
Maalintii shalay ee Axadda waxaa dalka Finland ka dhacdey doorashadii baarlamaanka waxaana ay noqotey mid taariikhi ah. Baarlamaanka Finland waxa uu ka kooban yahay 200...

Sweden:- Xukun Lagu riday Taksiile Kufsaday 10 Haween ah oo Gaarigiisa raacay

0
Maxkamada Solna ayaa maanta xukun ku riday nin 27 jir ah oo lagu soo eedeeyay kufsi iyo faraxumayn uu u geystay 10 haween ah isagoo ka...

Dhimashada Sweden ee Coronavirus oo mareysa 333 Qof

0
Sida ay ku warameyso Folkhälsomyndigheten ku dhawaad 333 Qof ayaa u dhimatay Caabuqa Coronavirus tan iyo Markii uu Xanuunka ka dilaacay Dalka. Sidoo kale 6078 Qof...

Xisbiga Socialdemokraterna oo Mamnuucaya Dugsiyada Diiniga

0
Xisbiga Talada Dalka Haya ee Socialdemokraterna ayaa maanta Cadeeyay go'aankiisa la Xiriira Doorashada Sweden kadib waxa uu soo bandhigay Qodobo Cusub. Qodobada uu Xisbiga soo...

Qofkii Labaad oo Sweden ugu geeriyooday Cudurka Coronavirus ee Xaaladiisa sii kordheyso

0
Qofkan labaad ee uu dilay Corona iyo kii ka horreeyay  ayaa labadduba ah dad waaweelo oo qabay xanuuno kale. Bukaankan labaad ayuu cudurka ku dilay cisbitaalka...