Home Wararka Maanta Galbeedka Sweden oo lagu gubay Gawaari iyo Dad loo xir xiray dabkaasi..

Galbeedka Sweden oo lagu gubay Gawaari iyo Dad loo xir xiray dabkaasi..

0

habeenka talaadada waxaa weerar loo adeegsaday dab lagu qaaday dhoor gawaari oo taalla goob lagu baakinto gawaarida halkaasi oo lagu gubay.

Dhacdadaasi ayaa ka dhacday galbeedka wadanka sweden waxana booliska arintaasi ay u xireen labo qof oo looga shakiyay gawaarida la gubay.

ku dhawaad 20 goobood oo ku taalla caasimada Gothenburg ayaa la gubay booliska ayaana aaminsan in dhalinyaro kooxo kooxo ah isla markana ay ka dhaxeyso wada shaqeyn ay ka danbeeyeen weeraradaasi.

dhalinyarada la xiray ayaa da,dooda lagu sheegay 20 sano jir halka kan kale uu yahay 16 sano jir kuwaasi oo looga shakinsanyahay in dhibaatada ay ka danbeeyeen.

dhanka kale caasimada Stockholm ayaa kamid ah goobaha lagu gubay gawaarida kuwaasi oo qaarkood lagu gubay xaafada Rinkeby iyo sidoo kale södertälje.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here