Home Wararka Maanta Somalida Dalka Sweden oo isku diyaarineyso doorashada bilaabaneysa Dhawaan..

Somalida Dalka Sweden oo isku diyaarineyso doorashada bilaabaneysa Dhawaan..

0
Foto Pontus Lundahl / TT kod 10050

Waxaa lagu jiraa maalmihii u danbeeyay ee isku diyaarinta doorashada la filayo in ay ka dhacdo Dalka kaasi oo loo tartamayo Barlamaanka.

Doorashada sweden ayaana Sanadkan leh Xiiso gooni ah Madama Xisbiga Cunsuriga ee SD uu heesto taageero badan isla markana kuraas badan ee ka filayo Barlamaanka

Arintaasi ayaana sameeyn Xoogan waxay ku yaalan kartaa Qaxootiga Dalka Ku sugan sida Somalida oo ka Cabsi qaba in Sharciyo Cusub soo baxaan.

Somalida iyo Qaxootiga kale ayaana Codkooda waxay ku wadaan in ay ugu shubaan xisbiyada kale ee Dalka ka jira kuwaasi oo dhanka Qaxootiga ku wanaagsan.

Xiisaha ugu weyn ee doorashada Sanadkan ayaa ah arinta soo galootiga iyo sharciyada dhawaan dhici raba hadii la badali kari kuwaasi oo sameyn ku yeeshay soo galootiga.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here