Tuesday, December 30, 2025

Wadamada Yurub oo loogu Baaqay in Qaxootiga aysan ku Celin Dalka Suuriya

0
Sii socoshada tacaddiyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee dowladda Suuriya waxay ka dhigan tahay in qaxootiga aan la celin, Human Rights Watch (HRW)...

Sweden 22 Qof oo u dhimatay Xanuunka Corona, Qeybta Caafimaadka oo Warbixisay

0
Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee Iswiidhan ayaa ku dhawaaqday in 22 dhimasho oo cusub oo ka dhashay fayraska Corona la diiwaangaliyay 24 -kii saac ee la...

Denmark oo kordhisay Xayiraadaha Saaran Xadka Dalka Sweden

0
Denmark ayaa kordhisay xakamaynta xuduudaha qaar ka mid ah dadka safarka ah ee ka imanaya Sweden ilaa May 2022. Sababta ayaa ah hanjabaad joogto ah...

Norway oo Loo Magacaabay Dalka Labaad ee Aduunka ugu Cadaalada Badan, Denmark oo ugu...

0
Dalalka dhaca Dhanka Waqooyiga Yurub ayaa galay kaalmaha ugu horeeya marka la eego wadamada ugu cadaalada badan aduunka. Dalka Denmarka ayaa kaalinta 1aad galay halka...

Siyaasi Midigta Fog oo la Xiray kadib Markii uu Toogasho u geestay Qoys Swedhish...

0
Siyaasi Midigta fog ayaa lagu xiray Dalka Portugal markii uu Rasaaseeyay gaari ay saarnaayeen Qoys Swedhish ah sida uu Qoray Joornaalka Expressen. Falkan ayaa ka...

Duqa Eskilstuna ” Waxaan Rabnaa in Qaabilaada Qaxootiga laga Joojiyo Magaaladeena

0
Duqa Degmada Eskilstuna ayaa shaaca ka qaaday in ay doonayaan in Degmadooda laga qaado masuuliyada Qaxootiga iyo Qaabilaadooda. Jimmy Jansson oo ka tirsan Xisbiga S...

Waqooyiga Sweden oo laga filayo Baraf Xoogan Dhamaadka Isbuucan

0
Sida ay sheegtay Hay'ada Saadaasha Hawada ee Sweden waxaa la filayaa in Baraf xoogan uu ka da'o qeybo kamid ah Waqooyiga Sweden. Meelaha laga filayo...

Dadka Sweden oo Norway u tagaya Shidaal ka raqiisan Midka ay Halkan ku heestaan

0
Dhanka Xadka Sweden iyo Norway ayaa laga soo sheegayaa in Dadka ay u gudbayaan dhanka Norway si ay halkaasi uga soo helaan shidaal raqiis...

Sweden oo maanta ku dhawaaqday go’an Cusub oo ku aadan Dadka Qaatay Talaalka

0
Dowlada Sweden gaar ahaan qeybta Caafimaadka Waxay maanta ku dhawaaqday go'an Cusub oo ku aadan Dadka qaatay Talaalka Sida uu qoray Radio sverige. Dadka Qaatay...

SD ” Darawalada Basaska Waa in laga Mamnuuco isticmaalka Heesaha Carabiga

0
Björn Söder oo Barlamaanka ugu jira xisbiga SD ama Sverigedemokraterna ayaa dalbanaya in Shaqaalaha ama Darawalada Basaska laga joojiyo Heesaha Carabiga ee daartaan. Xubintan ka...