Thursday, April 25, 2024

Norway oo Kordhisay Xayiraadaha Adag ee Saaran Soogalitaanka Wadanka

0
Dowlada Norwey waxay go aansatay inay kordhiso xayiraadaha adag ee soo gelida ilaa 13-ka May. Tallaabooyinka ayaa la sii wadi doonaa illaa ogeysiis dheeri ah,...

Sharciga oo loo Cusbooneysiinayo Shaqaalaha Ajaanibta ee Norway ku sugan

0
Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday in ay sharciga Dalka ay ku Cusbooneysiineyso Shaqaalaha Ajaanibta ee ku sugan Wadanka. Sharci u Cusbooneysiinta Shaqaalaha ayaa Salka ku...

Norway oo u ogolaaneysaa militariga Mareykanka in uu Xaruumo ka dhiso Dalkeeda

0
Norway oo xuduud la wadaagta dalka weyn ee dariska la ah Ruushka ayaa jimcihii sheegtay inay la saxeexatay heshiis dib loo saxay oo ay...

Caasimada Oslo oo go’an adag kasoo saartay Xayiraadaha laga Fududeenayo Wadanka oo dhan

0
Magaalada Oslo waxay laba toddobaad oo kale ku sii hayn doontaa tallaabooyinka coronavirus-ka laakiin xoogaa xoogaa ayay u fududeyneysaa Xaayiraadaha gaar ahaan carruurta iyo...

Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg oo sheegtay in Todobaadkan la furayo Qeybo kamid ah...

0
raiisel wasaare Erna Solberg (H) ayaa ku dhawaaqday in howsha dib u furida bulshada Norwey ay bilaabmi doonto todobaadkan. Solberg waxay tiri waxaa jira sedex...

Norway: Qoyska dhala labo imo ka badan hala siiyo Abaal marin Dhaqaale

0
sida muuqata waxaa aad u yaraaneyso tirada dadka Norwegiga iyadoo aysan Muwaadiniinta badankooda aysan rabin dhalmada caruurta badan. Arintaasi waxay keentay in ay yaraato heerka...

Norway oo Soo bandhigtay Waqtiga la Qaadayo Xayiraadaha Dalka

0
Dowlada Norway ayaa maanta Shaacisay in wadanka loo furayo qeyb qeyb hadii Xaalada ay sidaan ku socoto. Waxaa si tartiib tartiib ah loo furi doonaa...

Turkiga oo dib u celinaya Muhaajiriinta u soo gudbaya Yurub

0
Heshiiska Midowga Yurub uu la galay Turkiga ee ku aadan in la joojiyo qaxootiga iyo muhaajiriinta ka tagaya xeebaha dalka ayaa loo badinayaa in...

Booliska Norway oo Gurigiisa ka helay Meydka Nin 9 Sano ka hor dhintay (...

0
Booliska Norwey waxay ka heleen nin meyd ah gurigiisa dhexdiisa, laakiin arinta layaabka leh ayaa ah in laga joogo 9 sano geeridiisa, iyadoo aan...

Turjumaan yaa Loo qaban Qofka wadanka Joogay 5 Sano (Xisbiga FRP)

0
Xisbiga FRP ee Dalka Norway ayaa soo jeediyay Hindise dhigaya in aan Turjubaan Loo qaban Qof walbo oo wadanka ku Noolaa mudo ka Badan...