Wednesday, April 24, 2024

Xeer ilaalinta oo dalbatay in la xiro Aabo iyo Caruurtiisa oo dhibaato u geestay...

0
Dalka Norway gaar ahaan Degmada Elverum waxaa ku soo dhamaatay dhageysiga Dacwad lagu qaadayay Aabe iyo labo Caruur oo uu dhalay. Aabaha iyo Caruurta ayaa...

Norway oo Sweden kaga badan tirada Dadka u dhintay Xanuunka Cancerka

0
Intii u dhaxeysay 2010 iyo 2019, dad badan ayaa la soo sheegay inay u dhinteen kansar iyo cudurada sanbabada ee Norway marka loo eego...

Oslo: Hooyo lagu xukumay 21 Sano markii ay ceejis ku dishay labo Caruur ah...

0
Xukun 21 sano ah ayaa lagu xukumay hooyo dhalinyaro ah oo dishay labo caruur ah ay dhashay iyadoo xukunka lagu gaaray Maxkamada Oslo ee...

Caasimada Oslo oo bilaabeysaa talaalka Da’aada 18-jirka ee caafimaadka qaba

0
Galabnimada Talaadada, Dowlada Hoose ee Oslo ayaa ka bilaabi doonta degmada Bjerke talaalka 18-jirka. Bjerke waa mid ka mid ah degmooyinka laga helay tallaalada dheeraadka...

Britain iyo Norway oo yeelanaya Heshiis Ganacsi oo xur ah

0
Dowlada Norway iyo UK ayaa yeelanaya heshiis Ganacsi oo xur ama free ah kaasi oo labada dal dhexmaraya kadib markii Dowlada UK ay ka...

Norway oo lagu dilay Wiil Somali ah, Qof loo qabtay Dilka

0
Sida laga soo xigtay Booliska Norway waxaa Xaafada Tøyen lagu dilay wiil 20 sano jir ah kaasi oo dilkiisa loo adeegsaday toorey. Falkan oo dhacay...

Xisbiga Solberg oo ka joojinaya kaalmada lacageed waalidiinta aan isticmaalin xanaanooyinka

0
Toddobaadka dhammaadkiisii, shirkii qaran ee xisbiga muxaafidka (H) ayaa ka horyimid Erna Solberg. Waxay go'aansadeen inay ka saaraan kaalmada lacagta ee waalidiinta carruurta da'doodu u...

Norway: Buuq ka dhashay Telefashinka NRK oo Maalinta Ciida Barnaamij ka sameeyay

1
Telefashinka Dowlada Norway ee NRK ayaa barnaamij ka diyaariyay maalinta ciida ee Muslimiinta isagoo ku marti qaaday xubno muslimiin ah oo qaarkood ka shaqeeya...

Sharci Cusub oo laga soo saaray Dadka Qaatay Labada Talaal ee Safraya kuna Sugan...

0
Dowlada Norway ayaa Sharci ama Ceer Cusub kasoo saartay Dadka Qaatay Labada talaal kuwaasi oo laga qafiifiyay Sharciyada Adag ee wadanka ka jira hada...

Sharci Cusub: Norway Dadka qaatay Lacagta Shaqo La’anta (dagpenger) oo helaya Lacagta Fasaxa

0
Barlamaanka Norway ayaa Ansixiyay Isbuucii Hore Sharci Cusub kaasi oo u ogolaanaya Dadka Qaata Lacagta Shaqo La'anta (dagpenger) in ay heli karaan Lacagta Fasaxa...