Home Wararka Maanta Norway: Xawaaladle Somali ah oo lagu heesto Dambi lacag dhaqis ah

Norway: Xawaaladle Somali ah oo lagu heesto Dambi lacag dhaqis ah

0

Nin Somali ah Xawaaladle ah ayaa lagu soo oogtay Dacwad la xiriirta in uu sifo sharci daro ah wadanka ugu saaray Lacago tiro badan.

Joornalka VG ayaa ku waramaya in ninkan oo kasii baxayay Garoonka diyaaradaha Oslo la qabtay kadib markii mid kamid ah Boorsooyinka uu wato lagu arkay lacago gaaraya 6 milyan baaritaan kadib ayaa baarsadiisa labaad lagu arkay lacag 7 milyan oo lacaga Norwegianka ah.

Ninkan ayaa horay sanadihii 2015 iyo 2018 sidaasi oo kale lagu qabtay lacago uu si sharci daro ah wadanka ugu saarayay waxana guud ahaan lacagtaasi la wareegay booliska.

Somalida ku nool Yurubta ayaa si aad ah u isticmaala lacagaha ay u diraan wadanka lakin mararka qaar waxaa ka dhasha muran in lacagtaasi gacanta loo galiyo kooxaha Argigixisadah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here