Home Wararka Maanta Sweden iyo Norway Qeybo kamid ah oo lagu arkay Holac ama Iftiin...

Sweden iyo Norway Qeybo kamid ah oo lagu arkay Holac ama Iftiin aan horay loo arag

0

qeyb kamid ah Dalalka Sweden iyo Norway ayaa lagu arkay Iftiin kala duwan sida ay warbaahinta u sheegeen dadkii indhahooda ku arkay.

Habeenka Sabtida ayaa la arkay Waxyaabo kasoo dhacaya dhanka Cirka oo leh midabyo kala duwan dadka qaar ayaa sheegay in ay leeyihiin iftiin Jaale ah halka kuwa kale ay sheegeen in uu cagaar ahaa.

Abaaro 1:00 habeenimo ayaa laga arkay Hotelada ku yaala Deegnada Munkedal, Dalarna, Värmland, Närke, Sörmland, Uppland and Östergötland iftiinkan kasoo dhaca dhanka cirka.

dhanka Norway Warbaahinta sida VG ayaa ku warameysa in uu ahaa kubad sida Holac oo kale ah oo aan dhulka ku soo dhicin madama uu dhamaanayo inta uu cirka ku jiro.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here