Doorashada Barlamaanka Norway oo soo dhamaatay, Natiijada oo lagu dhawaaqayo
Doorashada Norway ee Dhanka Barlamaanka ayaa soo dhamaatay Daqiiqado ka hor iyadoo la xiray sanduuqyada Codeynta Sida uu ku Waramayo NRK.
Gudiga Doorashada Norway ayaa...
Doorashada Norway oo bilaabaneysa Maanta, Warbixin ku Saabsan Codeynta Dhaceysa
Norway ayaa saacado kadib waxaa ka bilaabanaya doorashada Dalkaasi iyadoo Sanadkan ay xiiso gooni ah ay leedahay.
lama garanayo Cida ku guuleysaneysa Doorashada dhaceysa iyadoo...
Dab buuxinta ( scooter-ka ) oo laga Sameeyo lacag ka badan Mushaharka Caadiga ee...
marka aad joogto Dalalka Yurub waxaa soo baxay qalabka loo yaqaano (scooter) waa adeeg kuu sahlaya in aad u raacdo goobta kuu dhow adiga...
Booliska Norway oo loo ogolaaday Hubka Corontoda ku shaqeeyo
Booliska Dalka Norway ayaa loo ogolaaday isticmaalka Hubka Corontada ku shaqeeyo Sida ay ku warameyso Warbaahinta NRK.
Hubka ayaa lagu waday tijaabo mudo labo sano...
Cajiib: Ardayda Norway oo Todobaad walbo Labo Mar iska Qaadaya Tijaabada Corona
Ardayda Norway ayaa dib u bilaabay wabarashada iskuulada waxana dowlada ay soo saartay Sharciyo Qabanaya ardaydaasi.
Todobaad Walbo arday kasta waxana uu iska qaadayaa Tijaabada...
Norway oo Fariin u dirtay kuwa aan Talaalka Qaadan ilaa hada
Norway waxaa kordhay kiisaska Cororna Gobolo badan oo wadanka ayaa laga soo sheegayaa in kiisaska Corona ay sii badanayaan.
ku dhawaad kun Qof ama ka...
Norway oo Sharuud Cusub ku Xirtay Dadka uga soo Safraya Sweden
Norway ayaa maanta Shaacisay in Karantiil ay Galayaan Dadka kasoo Safra Sweden Ama Sharuud ay ku tahay in Talaalka Covid-19 ay qaateen.
Siddeed gobol oo...
Heerka Dhalmada ee Wadanka Norway oo korortay kala Bar Sanadkan
Wadar ahaan 14,578 carruur ah ayaa dhashay intii u dhexeysay bishii Abriil iyo Juun ee sannadkan. Taasi waa 575 in ka badan isla xilligii sanadkii...
Midowga Yurub oo ku baaqay in Daaliban lala yeesho Wada-hadal
jeckow ama ha jeclaan, laakiin Midowga Yurub kama xishoonayo inuu la hadlo Taliban.
Tani waa farriintii Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Midowga, Josep Borrell, habeenkii Talaadada.
- Ma...
Norway: Waxaan Rabnaa in la kordhiyo Tirada Qaxootiga Afganistan
Xaalada Dalka Afganistan ayaa ah mid faraha ka baxday tan iyo markii Kooxda Daliban ay halkaasi la wareegtay.
Xisbiga Sosialistisk venstreparti ee Norway ayaa hada...