Dowlada Uk Ayaa ugu danbeyn ku dhawaaqday Sharci horey loo soo saaray kaasi oo ku aadan Waalidiinta gaar ahaan Aabaha oo laga ceshanayo Dhalashada...
Dawladda Sweden ayaa ku dhawaaqday Maanta inay doonayso inay bilawdo “olole xog-ururin caalami ah” oo ku saabsan isbeddelka lagula dhaqmayo siyaasadda socdaalka.
Dowlada ayaa dooneysa inay...
Mareykanka ayaa dhaleeceeyay ku gubista nuqul ka mid ah Quraanka Kariimka ah ee Rasmus Paludan uu ku gubay afaafka hore ee safaarada Turkiga ee Stockholm, isagoo sheegay...
Xaaladda hadda ka jirta Ukraine ayaa muujinaysa in khilaafka u dhexeeya Ruushka iyo reer Galbeedka aan hadda kaddib lagu qeexi karin “dagaal barxan” balse...
Madaxwaynaha turkiga Erdogan oo ka caraysan Kitaabkii quraanka ahaa ee lagu gubay Sweden ayaa wacad ku maray inaysan Turkigu marnaba ogolaanayn in sweden ay...
Dowlada Norway ayaa sheegtay inay dib u soo Celineyso Sharci horey u jiray oo dhanka Xanaanada Caruurta ee Gaarka loo leeyahay.
Sannad ka hor, degmooyinku...
Ra'iisul wasaaraha dalka Sweden Ulf Kristersson , ayaa cambaareeyay falkii shalay safaaradda Turkiga ee Stockholm loogu gubay nuqul ka mid ah qur'aanka kariimka ah oo uu...
Toban qof ayaa ku dhintay toban kalena way ku dhaawacmeen toogasho wadareed ka dhacday beerta Monterey ee degmada Los Angeles, sida ay booliisku xaqiijiyeen. Dembiilaha...
Ninka ku caan-baxay Gubista Quraanka Kariimka ayaa mar kale Quraanka ku gubay Safaarada Turkiga ee Dalka Sweden.
Booliska ayaa ninkan u ogolaaday inuu Quraanka ku...
Dowlada Sweden ayaa maanta oo jimco ah ku dhawaaqday Nadaam Waxbarashada Macalimiinta oo lagu sameenayo Hormarin.
Maanta Macalimiin badan ayaa ku sugan dalka kuwaasi oo...














