Home Wararka Caalamka Aabaha oo laga Ceshanayo Dhalashada Hadii uusan Caawin Caruurtiisa Sida ay Sheegtay...

Aabaha oo laga Ceshanayo Dhalashada Hadii uusan Caawin Caruurtiisa Sida ay Sheegtay Dowlada UK

0
Photo/TT

Dowlada Uk Ayaa ugu danbeyn ku dhawaaqday Sharci horey loo soo saaray kaasi oo ku aadan Waalidiinta gaar ahaan Aabaha oo laga ceshanayo Dhalashada Dalka.

Sida maanta uu yahay Sharciga Aabaha aan caawin Caruurtiisa waxay Caawin ka helaan Qeybta Dowlada u Qaabilsan Caruurta lacagtaasi oo loogu yeero Ceyrta.

Dowlada waxay hada soo saartay in Aabo Walbo oo aan caawin Caruurtiisa isla markana dayaco dib looga ceshanayo Sharciga Dhalashada Dalkaasi.

Tilaabadan  ayaa saameyn xoogan ku yeelaneysa Aabayaal badan kuwaasi oo aan Caruurtooda Caawin siinin iyagoo ku heleeya Qeybta Sooshiyaalka ee dalkaasi.

Somalida waa dadka sida aadka ah ugu tiirsan lacagta ceyrta lakin bilaabida sharciga kadib waxaa helis gali kara sharciga ay dalkaasi ku joogaan.

Somaliska UK

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here