10 Qof oo lagu Dilay Toogasho wadareed ka dhacday beerta Monterey ee Degmada Los Angeles

Foto: Jae C. Hong / AP / NTB

Toban qof ayaa ku dhintay toban kalena way ku dhaawacmeen toogasho wadareed ka dhacday beerta Monterey ee degmada Los Angeles, sida ay booliisku xaqiijiyeen. Dembiilaha ayaana baxsaday

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*