Home Wararka Caalamka Rasmus Paludan oo Quraanka Kariimka ku gubay Afka hore ee Safaarada Turkiga

Rasmus Paludan oo Quraanka Kariimka ku gubay Afka hore ee Safaarada Turkiga

0
Photo/Fredrik Sandberg/TT

Ninka ku caan-baxay Gubista Quraanka Kariimka ayaa mar kale Quraanka ku gubay Safaarada Turkiga ee Dalka Sweden.

Booliska ayaa ninkan u ogolaaday inuu Quraanka ku gubo Safaarada Turkiga iyadoo ay jirto Wada-hadalo u dhaxeeya Dalalka Sweden iyo Turkiga ee arinta Nato.

Rasmus Paludan ayaa sheegay inuu Quraanka iyo Mudaaharaadka uu u sameeyay falcelinta Turkiga ee ku aadan Boon-balo dhawaan laga sameeyay Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo laga soo laad-laadiyay xaruunta dowlada Stockholm.

Dowlada Sweden ayaa ninkan dhoor jeer u ogolaatay inuu Quraanka gubo iyadoo taasi ay ka dhalatay rabshado galaaftay dhoor qof.

Raisal Wasaaraha Sweden ayaa dhaleeceeyay Falkan xili dowladiisa ay ogolaatay in Quraanka lagu gubo Dalka.

AD
Previous articleDowlada Sweden oo soo bandhigtay Sharciga lagu hormarinayo Aqoonta Macalimiinta
Next article10 Qof oo lagu Dilay Toogasho wadareed ka dhacday beerta Monterey ee Degmada Los Angeles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here