Home Wararka Caalamka Dowlada Sweden oo soo bandhigtay Sharciga lagu hormarinayo Aqoonta Macalimiinta

Dowlada Sweden oo soo bandhigtay Sharciga lagu hormarinayo Aqoonta Macalimiinta

0
Photo/Tim Aro/TT

Dowlada Sweden ayaa maanta oo jimco ah ku dhawaaqday Nadaam Waxbarashada Macalimiinta oo lagu sameenayo Hormarin.

Maanta Macalimiin badan ayaa ku sugan dalka kuwaasi oo aqoontooda tahay mid aanan sidaasi u hormarsaneyn.

Tilaabadan ayay dowlada kaga danleedahay in la helo Macalimiin isku dheelitiran kuwaasi oo awood u leh inay bixiyaan heerkooda waxbarasho.

Dowlada ayaana gudi u xilsaartay gudi qaabka loo hormarinayo herka waxbarasho ee macalimiinta.

Degmooyinka qaar ee Dalka ayaa aad loogu dhaliilay inay heestaan Macalimiinta aqoontooda aad u hooseyso lakin Dadaalka dowlada ayaa meesha ka saaraya arintaasi.

Xaafada ay ku badanyihiin ajaanibta ayaa kamid ah meelaha sida aadka loogu dhaliilo in macalimiinta ay heerkooda waxbarasho aad u liidato.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here