Sannadkii hore waxa dalka Iswiidan ka dhacay 116 kiis oo dhimasho ah, sida ay muujinayso tirokoobyo cusub oo ay soo saartay hay’adda ka hortagga...
Dawladda ayaa baareysa shuruudaha luqadda ee shaqaalaha daryeelka waayeelka. Hadafka ayaa ah helitaanka tayo wanaagsan iyo jawi shaqo, iyo Wasiirka Amniga Bulshada Anna Tenje...
Hogaanka socdaalka ee UDI-da ayaa rabta in ay wax ka badasho sharciga magangalyada Norway oo ay siiso Sharciga dhamaan dumarka Afgaanistaan, balse waxaa diiday...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa dhaleeceeyay hadalka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee ku saabsan in hubka nukliyeerka la geeyo dalka ay jaarka yihiin ee...
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa haa ugu codeeyay Siyaasada Cusub ee Dadka Magangalyodoonka.
Sharciga Cusub ee Wadamada Midowga Yurub oo ka kooban dhoor Qodob ayaa waxaa...
Khatarta argagixisanimo ee ka dhanka ah Danmark waa mid halis ah, waxayna ku jirtaa heerka labaad ee ugu khatarta badan marka loo eego cabbir...
Dhowr waddo oo bas ah ayaa la hakiyay koonfurta Stockholm taasoo ka dhalatay baraf xooggan oo da'ay.
Jidadka basaska ee Handen, Jordbro iyo Tyresö ayaa...
Siddeed qof ayaa lagu xiray Flanders iyo Brussels kuwaas oo lala xiriirinayo kiisas argagixiso oo la qorsheeyay, sida uu qoray wargayska Le Soir.
Ka dib...
Dowlada Sweden ayaa sheegtay in kaalmada Guryaha ee loo yaqaano Bostadbidrag loo kordhinayo Waalidka heysta Caruurta badan.
Kaalmada Guryaha ayaa aheyd boqolkiiba 25 Percent Waxana...
Dowlada Mareykanka ayaa Sheegtay in Dalka Shiinaha uusan Dhex Dhexaad ka Aheyn Xaalada Ukraine.
Vladimir Putin iyo Xi Jinping ma aysan sheegin wax noo horseedaya...















