Saddex qof ayaa ku dhintay oo uu ku jiro dalxiise Talyaani ah, ugu yaraan toddobo kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar baabuur iyo toogasho...
Turkiga ayaa rajaynaya in Sweden, sida Finland, ay sida ugu dhaqsaha badan u gudato waajibaadkeeda si ay iyaguna ugu biiraan NATO, ayuu yiri wasiirka...
Ciidamada Ruushka ayaa xoog ku qabsaday magaalada Bachmut, sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhigga Britain.
Dhinaca Ruushka ayaa dagaalka magaalada ku jiray ilaa dhamaadkii bishii March,...
Bilayska ayaan wali wax tuhmane ah u hayn toogashadii shalay galab ka dhacday magaalada Eskilstuna halkaas oo wiil dhalinyaro ah oo 18 jir ah...
militariga Israa’iil ayaa weeraray dhowr goobood oo ku yaalla Lubnaan.
Sida laga soo xigtay militariga, duqeymaha dhanka cirka ah ayaa jawaab u ahaa gantaalada faraha...
Dowladda Sweden ayaa sheegtay inay sharciyada kala noqonayso qofkii ku laabtay dalkii uu ka soo cararay markii hore, sida Soomaaliya oo kale .
Dowladda Sweden...
Telefishinka dalka Sweden ayaa maanta daabacay warbixin ku saabsan “faquuq” la xiriira cudurrada dhimirka ee ka dhex jira kooxaha Sweden qaarkood.
Warbixinta ayaa lagu soo...
Nin ayaa Xaaskiisa ku dilay xaafada Hisingen ee magaalada Göteborg ee Dalka Sweden sida ay warbaahinta sheegtay.
Booliska ayaa subaxnimadii hore loogu yeedhay guri ay...
Finland ayaa xubin rasmi ah ka noqon doontaa NATO Talaadada bari ah Sida maanta la Shaaciyay
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa ku dhawaaqay...
Maanta Finland waxaa ka bilowday Doorasho Saacadu markay ahayd 09.00 ayaa goobaha codbixinta laga furay dalka oo dhan.
Ilaa 4.5 milyan oo Finnish ah oo...















