Home Wararka Caalamka Tirada Dadka ku dhintay Dalka Suudaan oo sii mareysa 56 Qof, Xaalka...

Tirada Dadka ku dhintay Dalka Suudaan oo sii mareysa 56 Qof, Xaalka oo Faraha kasii baxaya

0
Foto: Marwan Ali / AP / NTB Foto: NTB

Ugu yaraan 56 qof ayaa ku dhintay 595 kalena way ku dhaawacmeen dagaalladii Sabtidii shalay ka dhacay magaalada Khartoum, sida uu sheegay ururka dhakhaatiirta Suudaan habeenimadii Axadda.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here